Sign in to follow this  
Deeq A.

Fadeexad dul-hoganysa premier Bank & Xaaska M/weyne Xasan Sheekh

Recommended Posts

Deeq A.   
Xaaska Madaxweyne Xasan Sheikh & Qolyaha Bankiyada uu ugu Tun weyn yahay Premiere Bank ayaa billaabay inay xoog uga saaraan dhulka Bangaariyada Muqdisho Qoysaskii deganaa.
Iyagoo aan ogayn ayaa mar qudha alaabtoodi bannaanka loogu daadiyay waxaana lagu handaday Ciidan.Qoryo & Askar.
335325096_203630105594570_54778758006036
335302008_167529486093539_69759565922525

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this