Sign in to follow this  
Deeq A.

Kalfadhigii Golaha Wakiilada oo furmi waayey+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   
Kalfadhigii golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka u furmi waayay Kooram la’aan, ka dib markii ay soo xaadiri waayeen tirada xildhibaanada ee uu ku furmo kalfadhigu.
Golaha wakiilada ayaa u balansanaa Xeerka Macdanta oo golaha guurtida kasoo noqday.
barlamaan.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this