Deeq A. Posted March 13, 2023 Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa kala aha: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 2. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrist Xogta. 3. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya. 4. Akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada. Mahadsanidiin. Xildhibaannada golaha shacabka ayaa muddooyinkii dambe waday shaqooyin deg deg, iyagoo meelmariyay sharciyo dhowr ah, kuwaas oo gudbay aqalka sare. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites