Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Sucuudiga oo joojisay Xoolihii Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Sucudiga ayaa joojiyey Xoolihii uga iman jiray Somaliland, waxaana xoolahani lagu xidhay warqad lagasoo qaadanaayo Dawlada Somaliya.

Maraakiib xoolo ka raray dekeda berbera ayaa ku xayiran Sucuudiga, kuwo kale oo dekeda berbera taagan ayaa sidoo kale dawlada Sucuudigu ku wargalisay in aanay soo rarin xoolo aan sidan warqadaasi dawlada Somaliya, sida ay kusoo waramayaan wariye yaasha Berbera.

Ilaa hadda Somaliland arintan kama hadal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this