Deeq A. Posted March 12, 2023 Dalka Sucudiga ayaa joojiyey Xoolihii uga iman jiray Somaliland, waxaana xoolahani lagu xidhay warqad lagasoo qaadanaayo Dawlada Somaliya. Maraakiib xoolo ka raray dekeda berbera ayaa ku xayiran Sucuudiga, kuwo kale oo dekeda berbera taagan ayaa sidoo kale dawlada Sucuudigu ku wargalisay in aanay soo rarin xoolo aan sidan warqadaasi dawlada Somaliya, sida ay kusoo waramayaan wariye yaasha Berbera. Ilaa hadda Somaliland arintan kama hadal. Source Share this post Link to post Share on other sites