Deeq A. Posted March 12, 2023 Jawiga Xarunta Guud ee Golaha wakiilada ee maanta Fdhigii golaha wakiilada Somaliland ee maanta ayaa Gabi ahaanba baaqday Ka dib buuq iyo sawaxan Shalay hadheeyay. Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha ayaa Shalay Mudanayaasha Ku wargaliyay inay Maalinta beri ah yimaadaan, balse waxa la sheegay in xalay Fariin fasax loogu diray whatsappka Mudanayaasha. Jawiga Xarunta golaha wakiilada ee maanta ayaa sidan ahaa. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites