Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Coldoon waxaan ayuu la dagaalamaaye oo dhowr jeer maskiinka u xireen. Well, miraha ka dhashay this foreign-controlled shady school: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Somaliland: “40 qof ayaa loo haya Qowmu-luudnimo” Somaliland 4 qof oo rag ah, oo maxkamad kuheshay Ficilka Qowmu-Luudnimada, ayaa lagu xukumay xarig 8 sano ah, halka 36 qof oo kalena ay xukun-sugayaan. Qaar kamid ah dadkan ayaa kamid ah xisbiyada siyaasadda ee Somaliland, masuuliyiin dawladeed iyo dad bulshada dhexdeeda laga yaqaano. Bilo kahor oo dhacdadan saa’id looga waramay ayaa haddana hoos loo dhigay, hayeeshee gudi kamid ah kuwa arrimahan u xilsaarnaa ayaa Golaha Guurtida maanta ka sheegay. Guddiga oo warbixin ka jeediyay fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa xusay in 40 qof loo hayo kiisas la xiriira Qowmu-luudnimo, 36 kamid ahna ay yihiin xukun sugayaal. Horey, deegaannada Somaliland ayaa martigeliyay dooddo ka dhashay faafinta diimo, aan aheyn diinta Islaamka oo la sheegay in lagu faafinayo deegaannadaas. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 12, 2023 33 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Somaliland: “40 qof ayaa loo haya Qowmu-luudnimo” Somaliland 4 qof oo rag ah, oo maxkamad kuheshay Ficilka Qowmu-Luudnimada, ayaa lagu xukumay xarig 8 sano ah, halka 36 qof oo kalena ay xukun-sugayaan. Qaar kamid ah dadkan ayaa kamid ah xisbiyada siyaasadda ee Somaliland, masuuliyiin dawladeed iyo dad bulshada dhexdeeda laga yaqaano. Bilo kahor oo dhacdadan saa’id looga waramay ayaa haddana hoos loo dhigay, hayeeshee gudi kamid ah kuwa arrimahan u xilsaarnaa ayaa Golaha Guurtida maanta ka sheegay. Guddiga oo warbixin ka jeediyay fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa xusay in 40 qof loo hayo kiisas la xiriira Qowmu-luudnimo, 36 kamid ahna ay yihiin xukun sugayaal. Horey, deegaannada Somaliland ayaa martigeliyay dooddo ka dhashay faafinta diimo, aan aheyn diinta Islaamka oo la sheegay in lagu faafinayo deegaannadaas. Xigasho Tip of the iceberg , politicians, Mps, police, military, meesha wax aan laga sheekayn karin baa ka socda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 12, 2023 Ictiraaf kii ma gadaal buu maray? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted March 12, 2023 3 hours ago, Dhagax-Tuur said: Ictiraaf kii ma gadaal buu maray? That was mean, man with respect to Abaarso legacy, this I thought was the worse I have seen, in my living memory. https://www.facebook.com/watch/?v=158396023364402 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 12, 2023 4 hours ago, Illyria said: That was mean, man Reer Waqooyi waa walaalaheen, laakiin dad waalan baa xariga u haya. Waa iska kaftamayey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted March 12, 2023 22 minutes ago, Dhagax-Tuur said: Reer Waqooyi waa walaalaheen, laakiin dad waalan baa xariga u haya. Waa iska kaftamayey. I know, yet I remain concerned where this culture is promoted, yet Coldoon keeps going back to prison every other month for speaking against such decadence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2023 And what evidence does one have that abaarso is linked with the so called lgbtq group can some one bring one evidence just one evidence that it spreads lgbqi Sheeko Somali Maad doonayo. Cadayn dhab ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 14, 2023 Abaarso director, has become Muslim, and there is zero evidence these things are going at that school. We should welcome high quality schools into the Somali region, 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 28, 2023 This Jarmal dude worked in the secessionist land two decades ago. Like many foreigners, secessionists pampered and fed him for EVERYthing under qoraxda in order to get the elusive and never-coming aqoonsi. I have no doubt he is telling the truth. Markaa isbahdishid, no one respects you. It is sad they dragged magaca Soomaali to the ground, not that it needed any help. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted March 28, 2023 I was wondered why Markus comes across as someone with a chip on his shoulders - for a Professor he is bereft of objectivity. He shows a lot of resentment in his writings. Now I understand why, and thank Goodness the Gov't of Somaliland did the right thing at the right to deport this Pedophile. It is mindboggling someone as corrupted as this man is now the official spokesman of the anti-Somaliland groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted March 28, 2023 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: This Jarmal dude worked in the secessionist land two decades ago. Like many foreigners, secessionists pampered and fed him for EVERYthing under qoraxda in order to get the elusive and never-coming aqoonsi. I have no doubt he is telling the truth. Markaa isbahdishid, no one respects you. It is sad they dragged magaca Soomaali to the ground, not that it needed any help. This man was deported after he was caught with a young teenage girl in a hotel in Laascaanood back in 2012. At least Somaliland has done the right thing when things like this are found out. Can you say the same about Xalane Compound? Give us a break. There is a war against our culture and religion and that war is not only towards Somaliland but to all of the Somali speaking regions. Somaliland is the only one that is actually doing actively something about this, talking about this and raising awareness about this. The same problem is unchecked in Ex-Italian Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 28, 2023 Marcus, caadi maaha , by spending 20 years in SL , and writing his Phd there, he knows all the secrets I think he was spy , phD under cover, sent to understand secessionists mindset! Baaxo, when was he deported ans where there any charges? Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted March 28, 2023 Just now, maakhiri1 said: Baaxo, when was he deported ans where there any charges? He was charged with having a teenage girl in a Hotel room. He was deported cannot set foot in Somaliland. The fact that he cannot visit Laascaanood ever again under Somaliland is the sole reason why he is anti-Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 28, 2023 40 minutes ago, maakhiri1 said: Marcus, caadi maaha , by spending 20 years in SL , and writing his Phd there, he knows all the secrets I think he was spy , phD under cover, sent to understand secessionists mindset! Baaxo, when was he deported ans where there any charges? Waa been waxaas. Haddee sheekadaan bilaabeen, with newly fabricated so-called deportation documents because of his Laascaanood repors. What do you expect from the same folks producing amateur lies regarding Laascaanood attacks? You see beentooda daily. Sanadooyin ayee secessionists quudinaayeen ninkaan, wax walba tusiyeen, so he knows qashinkooda a lot, regardless the lame character assassination attempts. Quote Share this post Link to post Share on other sites