Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Siciid Deni Oo Diiday Ka Qeyb Galka Shirka DFS Iyo Maamulada Ee Baydhabo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu tabashadiisa madasha ugu soo bandhigo. 24-kii bishii hore ee Febraayo ayay ahayd in la qabto shirkan, balse dib ayuu u dhacay, si Siciid Deni looga dabciyo go’aankiisa oo uu shirka u tago balse laguma guuleysan dadaaladii socday. Ilo ku dhow Siciid Deni ayaa ku waramay in diidmadiisa uu sal uga dhigay khilaafka kala dhexeeya Jubaland iyo dowladda Soomaaliya oo xaadiraya shirka magaalada Baydhabo ka dhacaya maalinimada Arbacada ee todobaadkan. Si kastaba, arrintan ayaa cirka sii galineysa mad-madowgii ka dhex jiray Puntland iyo dowladda dhexe, waxaana dhawaan Puntland ay shaacisay iney hakisay wadashaqeyntii dowladda oo ay u dhaqmeyso sidii dowlad madax banaan. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges. Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 12, 2023 5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges. Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really. Cad qureed lama qaato, Deni is right, stay away from this mafia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 12, 2023 Maakhiri, Deni needs friends. Qof ee isku fiicanyihiin ma jirto maanta ka ahayn Laftagareen and Laftagareen might not be after his city hosting this shir is rebufed. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 12, 2023 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Maakhiri, Deni needs friends. Qof ee isku fiicanyihiin ma jirto maanta ka ahayn Laftagareen and Laftagareen might not be after his city hosting this shir is rebufed. You have a valid point Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 12, 2023 Qaran kee? It's pointless and he's right to say 'non'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 20, 2023 After Deni meeting beesha lixaad maafiya in Nayroobi, they issued copy-and-paste tweets: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted March 20, 2023 Actually there is no longer beef between Deni & Madoobe. Deni is being advised, by the community he appointed a short while ago, to take a step back, as federalism at its core is being threatened by Hassan, who wishes to centralise it, and Deni sees himself as the guardian, rightly or not. I agree Deni lacks the right temperament for these sensitive matters and times. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 21, 2023 Fck beesha lixaad. Deni should of ccourse align with Lafta, but HSM and his crew need a real wall to stop them in their tracks. I think he should stand up to the beesha lixaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2023 I agree with you, Dhagaxtuur. I am with Deni regarding lacagta Xasan Socdaal rabo soo deensado, which is more than a billion dollars and is the fruits of the Farmaajo's government's debt relief efforts. Deen cusub Soomaaliya cannot afford rabaa Xasan jeebka ku buuxsado. No. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 21, 2023 We now need someone with an iron in him. 'Unukaa leh ' are all about 'maxaan cunaa, seriously. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 4, 2023 Xiriirjar VII: Quote Share this post Link to post Share on other sites