Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba qof oo ku dhintay Shil gaadhi oo ka dhacay duleedka Gabiley

Recommended Posts

Deeq A.   

ALLE haw naxariiste 2 qof ayaa ku geeriyooday shilgaadhi oo ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley, kadib markii gaadhi yar oo bas nooca rakaabka qaada uu dhacay.

Waxaana Ku Dhaawacmay 7 qof, Dadkii ku dhaaqacmay  ayaa loola cararay cisbitaalla Gabiley si xaaladooda caafimaad loogu dabiibo.

FB_IMG_1678517887373.jpg FB_IMG_1678517883741.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this