Sign in to follow this  
Deeq A.

Roob lagu qabowsaday oo ka da’ay Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Roob biyo dhigay isla markaasina lagu qabawsaday ayaa abaaro 3 galabnimo maanta ka da’ay. magaalada Hargeisa ee caasimadda Somaliland.

Roobkani oo yimid xili lagu jiray abaar ayaa ka soo horumaray xili roobaadkii guga, waxana xili roobaadkii guga la filayaa in la galo labada todobaad ee fooda inagu soo haya.

Dhowr cisho ka horna waxa ay roobab aan la filayni ka da’a even qaybo ka mid ah gobolada Togdheer iyo Saaxil

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this