Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada gobolaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho.

Ajandaha kulanka ayaa kala ah: 1. Ka doodista warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Horumarinta iyo Maareynta Kalluumaysiga Soomaaliyeed.

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay soo saarista hindiseyaal cusub, kuwaas oo ay soo gudbiyeen wasaarado dhowr ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this