Deeq A. Posted March 11, 2023 Xildhibaannada gobolaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka ayaa kala ah: 1. Ka doodista warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Horumarinta iyo Maareynta Kalluumaysiga Soomaaliyeed. Xildhibaannada golaha shacabka ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay soo saarista hindiseyaal cusub, kuwaas oo ay soo gudbiyeen wasaarado dhowr ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites