Deeq A. Posted March 11, 2023 Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka maanta ayaa kala ah: 1. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada 2. Akhrinta Saddexaad ee Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaan Gelinta Dadweynaha. 3. Akhrinta Seddexaad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrista Maalgashiga Iyo Maalgashatada Senatorrada aqalka sare ayaa muddooyinkaan dambe meel marinayay sharciyo dhowr ah, kuwaas oo kasoo gudbay golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomalaya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites