Deeq A. Posted March 11, 2023 Xubin la sheegay in laga eryay Xisbiga Kulmiye Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland Ahmed Muumin Seed ayaa Si Rasmiya looga Saarey Xubinimadii iyo Gudida Fulinta Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye iyadoo loo Gudbiyay Warqada lagaga Qaadey Dhawaan Sida ay noo Xaqiijiyeen Ilo-xogogaal ah. Khaalid fantastic Qaran News Share this post Link to post Share on other sites