Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Sucuudiga Oo  Xaram ka mamnuucaysa in wax sawira lagu galo xilliga Xajka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Sucuudiga ayaa labada Xaram ka mamnuucaysa in wax sawira lagu galo xilliga Xajka.

Iyada oo amarkan dhaqan gelintiisa laga bilaabi doono Xajka sannadkan.

Wasaaradda Awqaafta ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa sheegtay in tallaabo laga qaadi ciddii dhegaha ka furaysta arrimahan isla markaana lagala wareegi doono agabka ay wax ku duubeen ama sawirada ay qaateen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this