Sign in to follow this  
General Duke

Threats to Dayniile.com editor: Chickens have come home to roost

Recommended Posts

Maamulka dayniile com oo loogu hanjabay laba jeer In la qaarajinayo, laguna heysto maxaad runta u shegeysaa qoraalada ka aqriso hanjabaada

 

 

Maamulka dayniile com waligiis hanjabaad waxba kuma joojin inta naf ku jirtana wuu u adeegayaa shacabka dulman cidii dulmiwadana waa u shegynaa shacabka cid uu uga cabsanaayo ma jirto marka waxaan u shee geynaa in aan marnaba aan ku joojineynin howsha aan u wadno shacabka Soomaliyeed waana sii laba jibareynaa howsha madaama shacabkeyna waxbadan laga qariyey hadana larabo waxii in la muujiyo si shacabka danbe ay u helaan nolol tan hada jirtaa ka wanaagsan .

 

Salaam salaan kadib

 

Waxaa tahay nin aan is dhihi jiray waxa uu ku socdaa wada wanaagsan waa xiligii eey joogeen xamar shariifka iyo baar lamaankii laakiin waxaad ka wareegtay matag kadib markii eey fahmen dibin daabyadiii Maxamed Qanyare uu ku waday eeyna iskaaga huleeleen xamar, adigana waxaa cadaatay in aad aheyd taagero Qanyare aadan aheyn nin suxifi ah oo mar waliba dhiibta fikirkiisa saliimka si uu ugu gudbiyo dadka kale ee dibadaha jooga aanan ka war qabin Casimadii ama dhulkii hooyo taasina waxeey noo cadaatay markeey iska soo horjeesteen shacabkii muqdisho iyo Dagaal ooga yaashii adigana ad la safatay xaaraan quuta yaasha xamar, hadaba waxaan kuu shegayaa waxa aad ku qureyso webkaan dayniile in uu lumiyay tageeradii eey u hayeen shacabka soomaaliyeed ama aan iraahdo reer Muqdisho waxaadna tahay nin uu kala weynaaday wax waliba Maxamed qanyare iyo balaaya ka shegid dad adan waligaa aadan gaareeyn xamarna laga ogyahay mesha eey la joogan ama meelaha eey ka taliyaan sida eey uga wanagsan tahay meelaha eey ku dhuumaaleystan tuugada shayaadiinta ah ee Qanyare hormuudka u yahay ogoow in aa tahay nin la garanayo magacaagana uu yahay Axmed shekh Ali KALAAY oo markii larabo laguu imaan karo maqaaxida aad fadhiisatana waa la yaqaan ee HISGAN wax yahoow eey jirkiisii ku faaftay TIBISHADA lafaha ee is jir reeraha aad wax ka sheegto maalin waliba ogoow in eey kaaga badan yihiin Swedan kuuguna qaarajin karaan mar alaala markeey damcaan laakiin ey dhamatay hada seeta dheereentiin eey kuu wadeen oo lagaaray xiligiii eey ka taqalusi lahayeen wax yahoow nacaskaaa

 

Emeylkiisa waa shaqsiga noo soo hanjabay Abdalla Ahmed abdalla1983@hotmail.com

 

BYE ABDALLA AHMED

 

Gotabrg

 

qofka akel waxuuq oray

 

 

Waxa tahay ******** waxa igu balan ah inaan nafta kaa gooyo waxaana kuugu iman doona maqayada hisinkan eed fariisato waxaana kaa jabin doona lugaha tiibishada kaa gashay .

 

Imeylkisana waa kan maxamad axmad xasan ameyare9@hotmail.com

 

 

 

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this