Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax C/raxmaan Cirro oo safar kedis ah ugu baxay Dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa safar kadis ah ugu baxay dalka Itoobiya .
Warar ay Warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Musharaxu uu marti qaad ka helay dalka Itoobiya , walow aan si rasmi ah looga ogeyn ujeedka rasmiga ah ee safarkaas .
Safarkan ayaa ku beegmay xilli ay dawlada Itoobiya ay dhex dhexaadin nabadeed ka dhex wado Somaliland iyo madax dhaqameedka gobalka Sool
cirro.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this