Sign in to follow this  
Deeq A.

Ergadii nabadaynta Laascaanood oo Hargeysa dib ugu soo laabanaysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergadii nabadda Sool u baxday oo muddo 19 maalmood ah ku sugnaa Caynaba ayaa maanta shaaciyay in ay Hargeysa dib ugu soo laabanayaan.

Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, guddoomiyaha guddidan ayaa sheegay in muddadii ay halkaasi joogeen ay la xidhiidheen dhinacyada Beesha Caalamka, waxgaradka Sool iyo xukuumaddaba.

Waxa ay si weyn ugu mahad-naqeen Garaadada Sool iyo xukuumadda iyagoo sheegay in hadda hawsha inta badan looga hadhay dawladda Ethiopia oo dhexdhexaadinaysa Somaliland iyo Garaadada.

Dhawal, waxa uu intaasi ku daray in iyaguna ay Hargeysa ka sii wadi doonaan dedaalkooda nabadoonimo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this