Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxbarashadu waa rajada kaliya ee Soomaaliya ku gaari karto horumar waara

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxbarashadu waa cabirka kaliya ee dhabta ah ee lagu ogaan karo awoodda xaqiiqda ah, kartida waxqabad iyo filashada Qaran yeelan karo. Waxbarashadu waxay udub dhexaad u tahay Qaran dhiska, aqoonsiga ummadeed iyo isku xirka caalamka. Si kooban waxbarashadu ma go`aamiso aayaha iyo mustaqbalka qofka oo Kaliya, ee waxay go`aamisaa mustaqbalka bulshada oo dhan.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this