Sign in to follow this  
General Duke

Whats this mans role in the clan courts Jihad

Recommended Posts

113a_clip_image002.jpgAbune Antonios and President Afeworke

 

NAIROBI, Kenya (AP) -- Islamic insurgents have enough surface-to-air missiles, suicide vests and explosives to sustain their war against the internationally backed Somali government, largely due to secret shipments from Eritrea, a U.N. monitoring panel said in a report.

 

The report, obtained Thursday by The Associated Press, said Eritrea has shipped a "huge quantity of arms" to the insurgents, known as the Shabab. The shipments continued despite U.N. efforts to bring peace to Somalia and the deployment of African Union peacekeepers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharif Ahmed, Xasan Dahir, Indacade and Sharif Xasan are now waging their war on the Somali people from the safe house of Afarwarki and Abune whats his name.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo u jawaabay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Faransiiska

Written by Osman Dhayib Poor Best

Saturday, 28 July 2007

 

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamihii Islaamka Shiikh Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa beeniyay eedeyn ay Qaramada Midoobay u jeedisay Dowlada Eritrea, taasi oo ahayd in Dowladda Eritrea ay hubeysay Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa uu sheegay in uusan jirin wax hub ah oo ay Dowladda Eritrea siisay kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, wuxuuna carrabka ku dhuftay in haddiiba Soomaaliya hub la geliyay ay gelisay Dowladda Itoobiya.

 

Madaxa Maxkamadihii Islaamka waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in Qaramada Midoobay oo la rabay in dhibaatada ka dhaceysa Soomaaliya ay ka hadasho ay la soo baxdo Door aaney dhexdhexaadnimo ka muuqan.

 

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea waxaa uu intaas ku daray in hadalka ka soo yeeray Qaramada Midoobay uu yahay mid aan la fileyn, isagoo xusay in taas bedelkeed looga baahnaa in ay cambaareyso dhibaatada ay Ciidamda Itoobiya ku hayaan dadka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Sidoo kalena Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa uu ka jawaabay hadal uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska ka sheegay Maxkamadihii Islaamka, kaasi oo ahaa in aysan nabad rabin, wuxuuna sheegay in hadalka ka soo yeeray Dowladda Faransiiska uu yahay mid aan xaqiiqo ahayn oo weliba aan laga fileynin Dowlad ka mid ah Dowladaha waa weyn ee Reer Yurub.

 

Sidoo kalena Wasiirka Warfaafinta Eritrea Ali Abdou ayaa beeniyay in Dowladdiisa ay hub u dirtay Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay Wararkaasi faafiyeen Dowladda Mareykanka oo sida uu yiri qarineysa faragelinta ay Dowladda Itoobiya ku heyso Soomaaliya.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Hadalka Shiikh Shariif ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Koox ka tirsan Qaramada Midoobay oo u xil saaran la socosahda cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay sheegtay in diyaarad ay leedahay shirkad fadhigeedu yahay Dalka Ghana oo nooceedu yahay Boeing 707 ay 13 jeer isaga kala gooshtay Magaalooyinka Asmar iyo Muqdisho, taasi oo siday Hub ay ka qaaday Dalka Eritrea.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this