Sign in to follow this  
Deeq A.

Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta Soomaaliya oo maanta la ansixiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamanka Soomaaliya ayaa cod-aqlabiyad leh maanta ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta (Data Protection Law).

Waa markii u horraysay oo Soomaaliya yeelaneyso sharci muwaaddinka u ilaalinaya xogtiisa gaarka ah, xaqna u siineya in uu maxkamad la tiigsado ciddii faafisa, ogolaansho la’aan.

Bil ka hor ayey ahayd markii la sameeyey xafiiska ilaalinta xogta oo hadda u dallacay ‘Hey’adda Dhowrista Xogta Soomaaliyeed’.

Burburkii ka dib waxa xogaha dalka badi haya, hey’ado iyo shirkado gaar ah.

PUNTLAND POST

The post Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta Soomaaliya oo maanta la ansixiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this