Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi C/risaaq Ataash Muxuu ka yidhi Mawqifyada C/raxmaan Cirro & F.C.Waraabe ee Qadiyada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
“Anigu Faysal Cali Waraabe ka hadli maayo oo dadka aanu isku Grade nahay ayaan ka hadlaa Dadka Yuotubers-ka ah iyo Dadka Followerska -ka Raadiya Ha u jawaabeen.
Lakiin arrinta Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro wuxuu ka yidhi Laascaanod War Sax ah ayuu ka sheegay oo ah in Ciidanka meesha laga saaro nabadgelyada iyo wada hadaladana la ogolaado intaasina waa intaan anigu kala hadlaayo Adeer.
Madaxdhaqameed ka xagee ayuu Role-koodu yaala Karayaal ayaa la isla hor fadhiyaa.”
Cabdirisaaq Ataash
No photo description available.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this