Sign in to follow this  
Deeq A.

Xilli ay weli qoyan tahay xinjirtii & Dhiigii shacabkeena Laascaanood, inaynu Hargeisa & Burco Heeso iyo Jaas isugu nimaadnaa waa halkii ugu dambaysay maangaabnimada & Damiir xumada

Recommended Posts

Deeq A.   
Xilli ay weli qoyan tahay xinjirtii iyo dhiigii shacabkeena Laascaanood, in aynu Hargeisa iyo Burco heeso iyo jaas isugu nimaadnaa waa halkii ugu dambaysay maangaabnimada iyo damiir xumada.
Waxaaban xasuustay Siyaad Barrihii, Hargeysa iyo Burco oo ololaya lahaa ciyaarihii kubbadda ee gobalada ayaa ay ka qaybgalayaan”
Waxaaban xasuustay Siyaad Barrihii, Hargeysa iyo Burco oo ololaya lahaa ciyaarihii kubbadda ee gobalada ayaa ay ka qaybgalayaan.”
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani
khadar.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this