Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 9, 2009 Halkaan waxaa laga baafinayaa ninka kor ku sawiran, oo noogu war dambeysay asagoo ku sugan magaala madaxda dalka Eritareeya ee Casmara sanadkii markuu ahaa 2007. Markaas kahorna waxaa laga sheegayee asagoo leh xadadka Itoobiya iyo Soomaaliya waala isku furayaa, oo hal baasaboor la qaadan doonaa. Bal qofkii warkiisa haayo ha nagala soo xiriiro xafiiska Bishacas ee SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 9, 2009 Aar ninkaa yaa arkay horta waaba la iloobaye ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted May 9, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Aar ninkaa yaa arkay horta waaba la iloobaye ,,,, Good news, the guy is in London. I saw him last week , for the first time. He looked like a tiger on two legs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 9, 2009 loool. leave the man alone people, he was sighted in Ankorage Alaska with Sarah Palin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 10, 2009 at Alaska. Sadexdaas "halyeey" dhexda ku jiro iyagana waala baafinoyaa. Mid last time warkiisa noogu dambeysay asagoo madaxweyne isku sharaxaayo. Kan kalena asagoo kuwa kasoo horjeedo dowladda qabteen lana sii daaye. Kan sadexaadna garka kala firirsanyihiin warkiisaba dhawaantaan lama maqlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 10, 2009 Waqtigoodii waa dhamaysteen baan filayaa ,,, hada new warlords baa soo socda oo ay jidka u baneeyeen ,,, i mean qaar wadaado ah ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2009 These fine gentlemen. Siyaasadda Soomaalida waa cajiib. Kuwaas meesha ka muuqdo intee ku dambeeyeen. Just a few years ago they carried such a weight on the Soomaali political scene. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 7, 2009 Wadaadadaa looga wada dhuuntay .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted July 7, 2009 Now there is a new fresh crop of leaders on the political scene. Pres Sharif, Prime Minister Abdirashid, Faroole. I think it's a good sign that the faces have change and others are given chances. I'd like to meet Gen. Morgan, that guys must have one heck of a story to tell. I've heard good and bad things, but he is definately a survivor. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2009 Wadaad meesha ma joogee ee wax kale sheeg. Doodda shaley ee u qabatay Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo Cumar Faaruuq iyo wadaado kale waa weyn ku jireen. Su'aalo ad adag la weydiinaaye. Wadaadada haddaa tihiin soo ma aadan ku fashilmin waxa ka socda Soomaaliya maanta, oo masaajidkiina miyaa ku ekaaneysiin kamid ahaa su'aalaha kululaa la weydiinaaye. Su'aal kalena ahayd diintii iyo wadaadnimadii haddaa kusoo koobteen qoor iska jar qofkii isku mowqif ahayn, gacan iyo lug isdhaaf ka goyn, xabaalaha lasoo faago, taasna mid kale aad ku fashilmateen soo ma'aha ahayd su'aal kale. Ar maxaa su'aal kulul lagu taabanaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 7, 2009 Somalia has new actors, JB, wax isbedel ah xagiina Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted July 7, 2009 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Spot the warlords and genocidal manics? No wonder South Somalia is messed up. I find it ludicrous people find these baboons more accepting than Shiekh sharif. They should all be hanged for the misery these fools and their predecessor have caused the somali people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2009 ^^^^^^^ Ohhh come on, C/qaasim isn't that bad. Somalipride, a lot of people hate that guy. He was after all the man named the butcher of Hargeisa. He is a criminal that deserves to be hanged. As for the Sahan Gumaysi(C/laahi Yuusuf & co) as C/qaadir Aroma likes to call them, should be hanged for khaa'inul wadan and for Amxaar soo hogaamin nimo. C/Laahi Yuusuf should be paraded through every somali town & city while chained up to apologise to them for the gumaysi and as he was the first somali to go and seek help from cadowga ummada. In dealing with the gumaysi, he sold whatever was left of his somalinimo. Apart from C/qaasim who is a true wadani in my eyes, the rest should apologise then be shot in the courtyard of the Iskuulo Bolisio. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted July 7, 2009 Somalipride, a lot of people hate that guy. He was after all the man named the butcher of Hargeisa. I have heard bad and good stuff about him. The same people that hate him, also hate anyone from his region. I have never heard them say a good thing about anyone other then themselves. So I'm not sure what their motives are. I remember a Reer Sanaag guy that I worked with claiming he was in Hargeysa during the civil war and that Gen Morgan was trying to calm the city by negotiating. He said it was the SNM rebels that came in and hide inside the city among the civilians, after they were warned not to and to stay in the mountains. I am not saying Morgan was good or bad, but he's been all over country and allied with so many people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 8, 2009 Originally posted by Dabshid: Somalia has new actors, JB, wax isbedel ah xagiina Waar niyow wax aanu ka ladannahayba taasaa jirta ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites