Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalia oo ka hadlay sidii loo joojin lahaa Dagaalka Laascaanood,Wadahadalna loo furi lahaa

Recommended Posts

Deeq A.   
“Waxa aanu ka shaqaynaynaa sidii loo joojin lahaa marka hore dagaalka, ka dibna loo furi lahaa wada hadal. Waxaanu aaminsanahay in midnimadu ay tahay xalka kaliya, laakiin ma doonayno in midnimadan loo maro hab rabshad leh, taas oo xaaladda uga sii daraysa”
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidaa yidhi isaga oo ka hadlay doorka ay ku leeyihiin Xalka colaadda Laascaanood, isaga oo u warramay Telefishanka Afka Carabiga ku hadla ee Aljazeera.
May be an image of ‎2 people, people sitting and ‎text that says '‎لقاء خاص‎'‎‎

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this