MoonLight1 Posted October 1, 2009 Puntland oo Hakisay Hawlihii Warbaahineed ee V.O.A-da Puntland oo Hakisay Hawlihii Warbaahineed ee V.O.A-da | read this item Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha iyo Dhaqanka Mudane Cabdishakuur Mire Adam ayaa maanta xafiiskiisa ka soo saarey wareegto shaqada looga joojinaayo, Warbaahinta V.O.A, amarkan ayaa si toos ah ugu socda dhamaan weriyaasha ka hawgla Puntland ee u shaqeeya V.O.A iyo cidkasta oo isku dayda in ay war u tebiso V.O.A. Amarka ka soo baxay Mudane Cabdishakuur ayaan lagu caddeyn sababta shaqada looga joojinaayo, waxaase uu cuskadey xeerka saxaafadda Puntland kaas oo soo baxay sanadkii 1999-kii. Warar aanu ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo ayaa shegaya in Warbaahinta V.O.A waraysatey nin isku magacaabay in uu afhayeen u yahay Ahlu Sunna Walajaamac ururka la baxay ee ka dagaalama koonfurta Soomaaliya kaas oo la yiraahdo: Khaliif Cali Ciiraale kuna sugan Garowe. Read the minister's decree Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 1, 2009 Whts wrong with this guy Faroole, can't handle free speech. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 1, 2009 This is indeed a strange issue and farole has been saying the voa has been spreading false information without clarifying not giving a hearing to decide whether what voa did is against the laws of the state. This is indeed a shameful act as puntland enjoys the most liberal media region in somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 1, 2009 The reason voa was removed from puntland is because they undermined the laws of the state by interviewing a man who called himself the "governor of hizbul islam for the puntland region" This is a clear attack on the leadership that was LEGALLY ELECTED by the parliament of the state. Imagine if a news media was in america interviewing two presidents of america? just imagine abc kept the propaganda going and interviewing the an al-qaeda guy calling himself the president of the state? This will lead to societal damage and people might start listening to his judgements and not farole. Excellent move president farole. Puntland oo Shaqadii ka Joojisay Wariyaashii VOA-da ee Gobolkaasi. Maamulka Goboleedka Puntland ayaa maanta October,02,2009- shaqadii ka Joojiyay Wariyaashii VOA-da uga soo warami Jiray Gobolada Puntland, Maamulka ayaa Arinkaasi ku Macneeyay ka dib waraysi ay qaadeen Wariyaashaasi oo aan Loo Bogin. Qoraal ka soo baxay Xafiiska wasaarada warfaafinta Pl ayaa lagu sheegay in wariyaashaasi ay waraysi ka qaadeen Nin markaasi sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Xisbul Islaam ee Gobolada Puntland Arinkaasna Maamulka Faroole aad uga cadhooday . Wariyaasha oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo cadeeyay shaqo Joojintaasi waxana ay ku Tilmaameen mid Hortaagan Saxaafada Xorta ah ee Puntland. C/qaadir Maxmed Nuunaw, oo ah wariyaha VOA-da ee Bosaaso, iyo Nuur Muuse Birjeeb oo ah wariyaha Garoowe ayaa la sheegay in Shaqadii laga Joojiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted October 1, 2009 well what do you expect from a one man dictatorship enclave. rememver faroole is the guy who tried to sue the cartoonist amiir for merely drawing a picture Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 9, 2009 Puntland oo dib ufasaxday Baahinta idaacada VOAda. Bosaso,Puntland Ayadoo dhowaan ay Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed amar ay soo saartay oo ay siwadajir ah usoo saareen wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta lagu mamnuucay Baahinta Idaacadda VOAda oo ah in laga dhagaysto deegaanada Puntland iyo in sidoo kale wariyeyaasha uga howlgala Puntland aysan wax war ah tabin karin ayaa hadana Dowlada Puntland dib uga laabatay go,aankaasi. Galabnimadii Maanta oo Jimce ah ayuu wasiirkuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowlada Puntland ahna siihayaha xilka wasiirka Warfaafinta Md C/shakuur Mire Aadan kasheegay shirjaraa,id oo uu kuqabtay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland in dib loofasaxay oo ay warbaahintu baahinkaraan Idaacada Codka Mareykanka laanteeda Afka Soomaaliga ah isagoona qaybaha warbaahinta uga mahadceliyey sidii ay ugu hogaansameen amarka Dowlada. “Kadib markii aan kulamo wadajir ah uqaadanay mas,uuliyiin kakala socota dowlada Puntland iyo warbaahinta Codka Mareykanka Laanteeda Afka Soomaaliga ah waxaynu isla afgaranay in wadashaqeyni timaado oo aan qaadno xayiraadii aan kusoo rognay idaacadasi iyaguna ay uhogaansamaan awaamiirta Dowlada kana reebtoonaadan wixii wax udhimaya ama khalkhal gelinaya amniga Puntland”ayuu shirkiisajaraa,id kusheegay Wasiirkuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Puntland . Waxaa ay dowladu siguud o ogalaatay in labaahin karo oo lasii deynkaro idaacada VOAda laanteeda afka Soomaaliga oo ay soo gudbin jireen intabadan idaacadaha maxaliga ah ee madaxa ee kahowlgala magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayadoo sidoo kalena xanibaadii laga qaaday wariyeyaasha idaacadaasi wararka Puntland uga tabin jirey oo maanta wixii kadambeeya si rasmi u howlgali doona. Warar ku aadan qaabka ay wadahadaladan udhaceen qaarkood ayaa kuwaramaya in wadahadaladu ay fududeeysay safaarada Mareykanka ee dalka Jabuuti oo xubno kasocdaa ay kusuganyihiin gudaha magaalada Boosaaso inkastoo taasi aanay dowladu sirasmi ah uqirin. Kowdii bishan Octobar ayey ahayd markii wareegto siwadajir ah uga soobaxday wasaaradaha Amniga iyo Warfaafinta ee dowlada Puntland lagu joojiyey baahinta idaacada VOAda laanteeda afka Soomaaliga ah taasi oo ay dowladu ku eedeeyey in amniga Puntland ay qal qal ku abuurtay waxaana gebi ahaanba idaacadihii baahin jirin laanta afka Soomaaliga ee idaacada Codka Mareykanka oo ay Horseed Media kamid tahay uhogaansameen amarka Dowlada. Horseedmedia.net Web Editor editor@horseedmedia.net Subscribe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 9, 2009 President Faroole sent a message to all other media that have people on the ground reporting news. Don't report anything he disproves of even if it is the truth or you will be shut down. He used the media (and piracy) very will to get into power and knows the power of it. One thing is for certain, all other news agencies will carefully select what they report for now on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted October 9, 2009 what police, i think you need police to be a police state, puntland dont even have police. loooool ! Quote Share this post Link to post Share on other sites