Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 6, 2023 Alloow moooryaanimo naga kori. I never thought that I would one day question Muqdisho legitimacy to remain as a capital city as I have always defended its sacrosanct. However actions like the below news and what occurred in the recent years, re-locating magaalo madaxda to a new brand zoned capital city, away from these with **********imo tendencies, I wouldn't question it this time. Ciidan beeleed xirtay waddo laga galo Villa Somalia iyo DF oo tallaabo qaaday Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furmay shir ay leedahay beesha Murusade (Karinle -Mogadishu Clan), kaasi oo loo xiray wadada Maka Al-Mukarama. Gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaano oo beeshaani leedahay ayaa la dhigay agagaarka Hotelka Dayax oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka ee laga ilaaliyoa Madaxtooyada iyo Dabka ee wadada Maka Al-Mukarama. Agagaarka Hotelka shirka ka socdo ee Dayax ayaa waxaa laga celinayay gaadiidka, si loo sugo amniga shirka, taasi oo hadal hayn badan dhalisay. Arrinta lama filaanka ku noqotaya shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed ee sida weyn loo hadal hayay ayaa ah in ciidan u abaabulan hab beeleed ay xirtan wadada ugu mashquulka badan ee caasimada dalka. Wararka ayaa intaas ku daraya in taliska Booliska gobolka Banaadir uu markii dambe la wareegay ammaanka shirka beesha Murusade, kaasi oo looga tashanayay aayaha beesha. Tallaabada taliska ayaa imaneysa kadib markii ay shacabka reer Muqdisho iyo bulshada Soomaaliyeed si weyn uga fal-celiyeen arrintaan, iyaga oo ku tilmaamay mid aan la aqbali karin in beel iska xirato, ayada oo dowladda joogto. Beelo badan oo ka cabanaya hanaanka awood qeybsiga dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa toddobaadyadii dambe shirar ku yeeshay gudaha dalka iyo dibadda, balse waa markii ugu horeysay ee beeluhu iyada oo awood adeegsanaya xirtaan wadooyinka Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhawaan duray shirarka ay beeluhu qabsanayaan ee lagu muujinayo tabashada dowladda uu hoggaamiyo, isaga oo sheegay in arrintaas fursad siinayso kooxda Al-Shabaab, oo howl-galo ka dhan ah ka socdaan dalka. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 8, 2023 ^Neutral capital is badly needed. No more 'unukaa leh '. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 8, 2023 1 hour ago, Dhagax-Tuur said: ^Neutral capital is badly needed. No more 'unukaa leh '. This is best option for Somalis, but MPs are brain dead, and unable to do basic decisions Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 8, 2023 It's a farce to call xamar a Somali capital. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 8, 2023 4 hours ago, Dhagax-Tuur said: ^Neutral capital is badly needed. No more 'unukaa leh '. Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 8, 2023 It's a farce to call xamar a Somali capital AT THIS MOMENT IN TIME. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted March 8, 2023 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho. Reer Puntland sold most of their stock. They don't mess around, you know! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2023 Shirkii warmurtiyeedka ka soo baxay oo ah duqa iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir hala kala qeybiyo. Yaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2023 Markii 'walaalahooda,' sida Xasan Sh., wax ka soo waayeen, Laftagareen ayaa la qalqaalsanaayaa iyagoo la leeyahay shir deg deg ah iskugu imaadaan Reer Koonfur Galbeed iyo beeshaan oo midnimo sameystaan sida baaqa ku xusan. Quote Share this post Link to post Share on other sites