Sign in to follow this  
Deeq A.

Waan iskaga Baxay Siyaasadii Somaliland,Milateriga Somaliland-na halaga soo saaro Laascaanood!

Recommended Posts

Deeq A.   

“Waan iskaga baxay siyaasadii somaliland oo waxaan ku noqday ganacsigaygii “…..Cabdirisaaq Ataash Gudoomiyihii ururka Waaberi.

Milateriga Somaliland halagasoo saaro gabi ahaan ba gobolka Sool, dhiigii daatay yaan dhiig dambe laga daba gayn,Waxaan ku talinayaa in Ciidanka Somaliland la geeyo Oog  ”
Cabdirisaaq Ataash

May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this