Sign in to follow this  
General Duke

World Bank delegation in Galkacyu: unsafe??????

Recommended Posts

Wafdi heer sare ah oo ka socda Baanka Adduunka oo soo gaarey magaalada Gaalkacyo

 

Gaalkacyo - 13.July.2005 Waxaa maanta soo gaarey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wafdi ka socda Banigaga Adduunka kaas oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi.

 

Wafdigan ayaa kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan magaalada Gaalkacyo iyo madaxweynaha Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Gen. Cadde).

 

Wafdigan ayaa safarkooda iyo barnaamijyada ay waddaan uga warramay madaxweynaha Puntland, Cadde Muuse Xirsi.

 

Wufuudda Baanka Adduunka oo dhawr jeer oo hore soo gaarey Puntland ayaa mas’uuliyiinta maamulka Puntland uga war bixiyey barnaamijyada horumarineed ee ay doonayaan in ay ka fuliyaan mandaqadda kuwaas oo ay haatan ka hor ballan qaadeen.

 

Faysal Geelle Cumar

SBC Qardho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

How long are you going to deny the fact the existance of tribal assasination within the sub-sub clan of Yeey's . But since he is your adeero his victims who die at the hands of his armed militias are not worthy of mention. Cajiib..!

 

 

silicii%20saxaafada%20copy.jpg

 

 

Could it be due to the above image that real reporting from Galkacyo is curtailed?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this