Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Guddoomiye U Doortay Dileyta Maxamed Dileyta

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamaanka cusub ee dalka Jabuuti, ayaa maanta guddoomiye u doortay Dileyta Maxamed Dileyta.

Gudoomiyaha cusub ayaaa xubin ka ah xisbiga ugu aqlabiyadda badan ee baarlamaanka Jabuuti ee Isku tagga Dadweynaha iyo Horumarka.

Golaha Shacabka Jabuuti, ayaa maanta yeeshay kulankii ugu horeeyey ee Kalfadhiga 1-aad ee golaha.

Guddoomiye Dileyta, ayaa wuxuu hore u noqday Ra’iisul wasaaraha Jabuuti, inta u dhaxeysay 7-dii bishii Maarso, ee sanadkii 2001-kii, illaa iyo bishii march 31, ee sannaadkii 2013-kii.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this