Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne-xigeenka Puntland Karaash ayaa kulan la yeeshay Isimada ugu Tunka waaweyn Beesha Dhulbahante

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta Garoowe kula kulmay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka SSC iyagoo ka wadahadlay dagaalka Sool.
“ Waxaan maanta kulan la qaatay Isimada dhaqanka SSC oo aan ka wada hadalnay xaalada guud ee deegaanada, si gaar ah xasuuqa baahsan ee Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood.” Axmed Karaash.
330583140_693534955875990_57266379745943
330514808_214776471086339_52674914102419
330510875_931187864960433_20966472283258

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this