Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka kulan dhex-maray Garaadada reer Sool ee ku sugan Laascaanood iyo Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Garaadada reer Sool ee ku sugan Laascaanood iyo Safaaradda Somalia ayaa waxa dhex maray kulan dhinaca Fogaan arag.

Isimada iyo Dublamaasiyiinta Mareykanka ayaa ka wada hadlay Xaaladda Colaaddeed ee ka taagan Gobolka Sool iyo sidii xal loogu heli lahaa dagaalladaas, isla markaana wada hadal loogu dhamayn lahaa.

Garaadada Gobolka Sool waxa ay sheegeen in ay soo dhawaynayaan diyaarna u yihiin dedaallada Beesha Caalamka ee xalka loogu raadinayo xaaladda Laascaanood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this