Deeq A. Posted March 4, 2023 Magaalada Buhoodle Waxa Laga cabsi qabaa in dadka Deegaanka oo gadoodsan inay dilaan mid Kamida sheekhyada magaalada oo Masaajid Gudahii kaga dhawaaqay in Dagaalka ka socda Laascaanood aanu ahayn Jihaad ee yahay Fidmo Sawirkan hoose wuxuu muujinayaa Dadweyne Gadoodsan oo banaanka Masaajidka ku sugaya sheekhaas oo Gudaha Masaajidka ku xaniban Qaran News Share this post Link to post Share on other sites