Deeq A. Posted March 2, 2023 Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa maanta iyo shalay deggan marka loo eego maalmihii la soo dhaafay ee dagaaladu halkaas ka socdeen. Nolosha caadiga ah ayaan weli ku soo laaban magaalada dadkuna intooda badan wey ka maqan yihiin gudaha magaalada balse wax dagaal ahi kama dhicin illaa shalay. Source Share this post Link to post Share on other sites