Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Laascaanood?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa maanta iyo shalay deggan marka loo eego maalmihii la soo dhaafay ee dagaaladu halkaas ka socdeen.

Nolosha caadiga ah ayaan weli ku soo laaban magaalada dadkuna intooda badan wey ka maqan yihiin gudaha magaalada balse wax dagaal ahi kama dhicin illaa shalay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this