Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xooggan Oo Ka Kacay Suuqa Weyn Ee Magaalada Jigjiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa uu dab xooggani ka kacay mid ka mid ah suuqyada khudaarta ee magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Qeybaha kala duwan ee laamaha amniga ee maagalada iyo kuwa dabdamiska ayaa ku guulaystay xakamaynta dabkaasi.

Lama oga waxa kiciyay dabkan sida wayn looga dareemay qeyba badan oo kamid ah magaalada.

Sidoo kale waxaanan weli la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dabkaasi, balse waxaa jira burbur hantiyeed oo ku basbeelay dabka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this