Deeq A. Posted March 1, 2023 Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi ” Qalalaasihii ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dad rayid oo bannaan-baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal-xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad-barre . Waa in aan u midownaa sidii aan Somaliland uga badbaadin lahayn kuwan isa soo baahaystay….” Qaran News Share this post Link to post Share on other sites