Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo……..

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi
” Qalalaasihii ka dhashay arxan-darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dad rayid oo bannaan-baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal-xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad-barre .
Waa in aan u midownaa sidii aan Somaliland uga badbaadin lahayn kuwan isa soo baahaystay….”
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this