Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Puntland oo qodaalka Fiber Optic-ga ka joojisay shirkadda SOMTEL

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa maanta shirkadda isgaarsiinta SOMTEL ka joojisay qodaalka xarigga Fiber Optic-ga.

Wareegto ka soo baxday wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa shirkadda SOMTEL looga joojiyay qodaalka Fiber-ka.

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in shaqaalaha shirkadda SOMTEL qaarkood ay jareen xarriga Fiber-ka shirkadda Golis.

Waxa uu sheegay in sababtaas darteed Somtel looga joojiyay in ay sameeyaan qodaalka Fiber-ka waxaana uu amray in baaris lagu sameeyo.

FB_IMG_1677663094139.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Xukuumadda Puntland oo qodaalka Fiber Optic-ga ka joojisay shirkadda SOMTEL appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this