Sign in to follow this  
Deeq A.

Berbera:Deyrar loo Aqoonsaday Dan Guud+Shirkadaha leh

Recommended Posts

Deeq A.   
Dhamaan Deyrarka iyo Dhulka Banaan Ee Bada 200 Mitir u Jira Ee Magaalada Berbera Ayaa Loo Aqoon Saday In Dhul Dan Guud Ah .
Waxaan Dhamaan Deyrarkaa Lagu Qoray dumin mudo 10 Cisho Waa Loo Qabtay inay Dumiyaan ,
Shirkadaha Ugu Waa Weyn Ee Ilaa Imika Duminta Lagu Qoray Waxaa Ugu Waa Weyn
Shirkadaha Oomar Goobta Haamaha Ka Dhisaneyso.
Shirkada SO Deyrka Viper Opt
Hotel Xildhibaan Dable Wado
Dhamaan Deyrarka Bada BBC
Dhamaan Deyrarka Ku Yaala Nobiyada Berbera ,
Suxufi Sidiiq Carab
May be an image of 2 people and sky

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this