Deeq A. Posted February 28, 2023 Dhamaan Deyrarka iyo Dhulka Banaan Ee Bada 200 Mitir u Jira Ee Magaalada Berbera Ayaa Loo Aqoon Saday In Dhul Dan Guud Ah . Waxaan Dhamaan Deyrarkaa Lagu Qoray dumin mudo 10 Cisho Waa Loo Qabtay inay Dumiyaan , Shirkadaha Ugu Waa Weyn Ee Ilaa Imika Duminta Lagu Qoray Waxaa Ugu Waa Weyn Shirkadaha Oomar Goobta Haamaha Ka Dhisaneyso. Shirkada SO Deyrka Viper Opt Hotel Xildhibaan Dable Wado Dhamaan Deyrarka Bada BBC Dhamaan Deyrarka Ku Yaala Nobiyada Berbera , Suxufi Sidiiq Carab Qaran News Share this post Link to post Share on other sites