Sign in to follow this  
Deeq A.

Canada Oo Shaacisay Inay Xdhi Doonto Xadka Aan Tooska Ahayn Ee Laga Soo Galo Dalkeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda dhexe ee dalka Canada ayaa sheegtay inay xidhi doonto xadka aan tooska ahayn ee ay soo maraan magan-galyo doonka kasoo galaya Canada dhanka Maraykanka.

Arrintaan waxay kusoo aadaysaa iyadoo dowlad-gobalkeedka Quebec ay dowladda dhexe ee dalka Canada ka codsatay in la xidho wadada lagu magacaabo Roxham Road oo sannadihii tagay kumanaan soo galooti ah kasoo galeen Canada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this