Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Yurub Iyo UK Oo Gaadhay Heshiis Taariikhi Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga Yurub iyo Dowladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaadhay muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma, ka bixistii uu Ingiriisku ka baxay Midawga Yurub.

Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa heshiiskaas ku tilmaamay mid taariikhi ah iyo horumar la taaban karo.

Sidoo kale waxa uu sheegay inuu yahay mid ilaalinaya madax-bannaanida dadka Woqooyiga Ireland oo qeyb ka ah boqortooyada Britain.

Heshiiskan cusub ayaa u muuqda mid Woqooyiga Ireland ka qaadaya culeysyada soo waajahay wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this