Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee dagaallada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Somaliland ayaa sida wararku saaka mar kale jihooyin kala duwan weerar kaga soo qaaday Daraawiishta SSC.

Xoogagga difaaca shacabka ee SSC ayaa hawlgal culus kaga jawaabay weerarkaas islamarkaana ciidamada Somaliland ku khasbay in ay  dib ugu yaacaan Gooja-cadde.

Ciidamada Somaliland ee laga qabsaday Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool ayaa hadda ku urursan Taliska Gooj-cadde halkaas oo ay marba weerar ka soo qaadayaan.

Daraawiishta SSC ayaa dhankooda ku sugan buuraha ku hareeraysan Gooja-cadde oo ay difaac kaga jiraan.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay ee dagaallada Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this