Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii Ciidanka Booliiska Somalia oo dhawaan Xilka laga qaaday & Taliyihii hore ee Ciidanka Badda Somalia oo iska xaadiriyey Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Taliyihii guud ee ciidanka Boliska Soomaaliya ee dhawaan xilka laga qaaday Xijaar ayaa Caawa Gudaha Magaalada Laascaanood ka soo dhex muuqday.
Wali kamuu hadal ujeedada safarkiisa, balse waxaa xusid mudan in magaalada ku jirto xalad dagaal,Halkaas oo ay ciidamo isku horfadhiyaan
Sidoo kale taliyihii hore ee ciidanka Badda Somalia Cabdixamiid ayaa isna iska xaadiriyey Laascaanood
May be an image of 3 people, people standing and military uniform

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this