Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee rasaas xooggan oo laga maqlayo gudaha Taliska Gooja-cadde

Recommended Posts

Deeq A.   

Rasaas xooggan ayaa saacadihii u danbeeyay laga maqlaya gudaha Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood.

Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa rasaastaas ridaya sida wararku sheegayan.

Weli ma cadda in rasaastaasi tahay iska hor-imaad ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo in ay tahay xeelad dagaal oo lagu mashquulinayo xoogagga SSC.

Ciidamada Somaliland ayaa shalay jab xooggan kala kulmay dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Laascaanood.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay ee rasaas xooggan oo laga maqlayo gudaha Taliska Gooja-cadde appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this