Deeq A. Posted February 26, 2023 55 qof oo ka tirsan qaybaha bulshada Somaliland oo ay ku jiraan abwaanno, qoraayo, dad arimaha bulshada u dhaqdhaqaaqa iyo xirfadlayaal ay ka mid yihiin macallimiin jaamacadeed, dhakhtarro, qareeno iyo ijineero ayaa soo saaray qaylo dhaan ku saabsan Laascaanood. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites