Samafal Posted February 25, 2023 Sawirro: Xeradii Gen. Mahad Cambaashe oo lala wareegay POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023 Ciidamada deegaanka ee SSC ayaa dagaal kula wareegay xerada Guulwadayaasha ee Laascaanood, oo ay ku sugnaayeen ciidamada Gen. Mahad Cambaashe oo u qaabilsanaa Somaliland gobalka Sool. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hubkii yaalla xerada, oo ay kamid ahaayeen labo Taangi iyo qoryo kale oo culus. Mahad Cambaashe iyo xoogaa ciidamo yar ayaa ka baxsaday goobta dagaalka, waxaana jira khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawac ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 25, 2023 Great news, Masha Allah. His family were extremely patient for this stooge, he was one of the most loyal dogs, who enriched himself thru the secessionists project, he made millions of the misery of his people This will end very quick, he was the most important figure for secessionist project in Sool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 25, 2023 He was given the opportunity to hand over weapons and leave in peace, but he chose ignominious defeat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted February 25, 2023 Indeed a bad day to be a secessionist lackey, and a great day to be with the SSC fighters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 25, 2023 Laascaanood: Khasaaraha ciidanka Somaliland ee dagaalka maanta POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023 45 askari ayaa maamulka Somaliland looga dilay, 86 kalena waa looga dhaawacay dagaal maanta ka dhacay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood. Xubnaha dagaalka ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Taliye kuxigeenkii guutada 7aad ee ciidanka Somaliland ahaana Abaanduulaha ciidamada, Korneyl Askhkir Ibraahim. Dagaalka ayaa ka dhacay galbeedka iyo bariga Laascaanood. Ciidamada ka dhintay Somaliland ayaa u badnaa kuwo looga dilay dagaalkii ka dhacay xerada Guulwade oo ahaa fariisinka ciidamada uu hoggaaminayay Taliyaha gobalka Sool ugu magacaaban Somaliland, Gen. Mahad Cambaashe. Sidoo kale, hub isugu jira Labo Taangi, gaari Suu ah, gaari waaraad ah iyo qoryo kala duwan ayaa lagu qabsaday dagaalka Laascaanood ee maanta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 25, 2023 Here is Cornel Ashkir three months ago threatening his people in Boocame. Today his tribesmen killed him in Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted February 25, 2023 UPDATE: Dilka Abaanduulihii Ciidanka Somaliland ee SOOL oo la xaqiijiyay February 25, 2023 Osman 0 Abaanduulaha guud ee Taliska 7aad ee ciidamada Somaliland ahaana Kuxigeenka Taliyaha taliskaas Korneyl, Ibraahim Ashkir ayaa la xaqiijiyey in uu saaka ku geeriyooday dagaalka kasocda magaalada Laascaanood. Korneyl Ashkir ayaa kamid ahaa xubnaha ugu firfircoon Somaliland ee kusugnaa gobalada Sool, Sanaag & Cayn. Geeridiisa ayaa la xaqiijiyay horaantii dagaalka. Ashkir ayaa lagu xusuustaa bilo kahor, in uu sheegay in uu gubi doono degmada Boocame ee gobalka Sool oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka sameeyeen, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii Puntland. Dhanka kale, Mahad Canbaashe iyo ciidamo tiro yar oo ka baxsaday dagaalka ayaa galay Taliska guud ee Sool ku leedahay Somaliland (Gooja-cadde), kadib markii ciidamada SSC-KHAATUMO ay dagaal ku qabsadeen xerada Guulwade oo aheyd saldhiga ciidamadiisa. PUNTLAND TIMES Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 25, 2023 Tukaraq is next Domino effect, house of cards Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted February 25, 2023 36 minutes ago, maakhiri1 said: Tukaraq is next Domino effect, house of cards It is surrounded by fresh arrivals from Sanaag & Mudug with Nugaal boys already in position awaiting the green light. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites