Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Maraykanka oo si adag uga hadashay dagaalka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Maraykanka ayaa mar kale si adag uga hadashay dagaalka iyo duqaymaha ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Maraykanka ayaa lagu canbaareeyay weerarrada aan loo meel dayin ee ka socda Laascaanood oo ay ku dhinteen dadka rayidka ah islamarkaana ay ku bara-kaceen in ka badan 185,000.

Dowladda Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaalka waxaana ay sheegtay in kuwa ka danbeeya lala xisaabtami doono sida ku cad war-saxaafadeedka.

FB_IMG_1677292990793.jpg?resize=720%2C88

PUNTLAND POST

The post Dowladda Maraykanka oo si adag uga hadashay dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this