Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Kulankii Hogaanka Ucid & Safiir-xigeenka Safaarada Maraykanku ku leeyahay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay, safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimid Somaliland.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay, xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrinta Laaacanood, Doorashooyinka, iyo arrimo kale oo ku tacalluqa xidhiidhka labada Dal.
May be an image of 5 people, people standing and eyeglasses

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this